Tartan faneedka Horumarinta Halabuurka Iyo Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed

Tartan faneedka Horumarinta Halabuurka Iyo Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed oo ay ku tartamaayaan Dhalinyarada 17 Dagmo ee Gobalka Banaadir waxaana soo qaban qaabiyay Xafiiska Dhalinyarada Gobalka Banaadir oo horkacaayo Gudoomiyaha Dhalinyarada G.banaadir Cabdi Kaafi Maxamuud Makaraan.
Tartanka Ayaa waxaa shalay Galab lagu qabtay Dagmada Kaaraan waxaana ku tartamay Dagmooyinka Shibis, yaaqshid,Hilwaa iyo Kaaraan waxaana ugu danbeen Guuleystay Dagmooyinka Shibis iyo Kaaraan.
Gilinka Danbe ee maantana waxaa lagu qabandoonaa Xarunta Dagmada Wadajir oo ay fooda isku dari doonaan Dagmooyinka Dharkenley,Kaxda,Deyniile iyo Wadaji

 

 

 

13096081_1710126162559469_5990212441496274766_n 13124554_1710125805892838_3639288946640430180_n 13124905_1710125642559521_3521740529047433859_n 13133363_1710124365892982_6666243164670592701_n 13139120_1710124639226288_7676133023265877441_n 13139309_1710124852559600_9205154809041136286_n 13139351_1710124775892941_6350985100165639622_n 13151925_1710124499226302_3395414911076575286_n 13165882_1710124422559643_4534845228721552700_n 13173853_1710124702559615_2246916365626061410_n 13174066_1710124325892986_5370535113790017706_n 13177399_1710125955892823_6669618896467738139_n 13177455_1710125809226171_3068302036886485213_n 13177985_1710125862559499_7308394194686123672_n 13178715_1710125952559490_1189019586836117391_n 13178806_1710125745892844_9056629988364146950_n 13179054_1710124589226293_30512588678604949_n