Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Madaale ey Wehliyaan Wasiiro Xildhibano Ayaa Manta Xarunta Dhalinyarada Gobolka Banaadir Mogadisho One Stop Youth Center Kula Ciida Kumanan Dhaliyaro ah oo ka kala Timid 17 Degmo ee Gobolka Banaadir,
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir Mudane C/kaafi Maxamuud Makaraan ayaa Uga Mahad Celiyay Madaxda Qaranka Sida Ay ula Ciideen Dhalinyarada Gobolka Waxeyna u Tahay Dhalinyarada Dhiiri Galin in ay Madaxda Ka Warqabaan Dhalinyarada Madama ay Dhalinyaradu Tahay ubaxa Dalka