Xildhibaan Hani Mohamed Adan oo boqasho ku tagtay Xarunta Dhalinyarada Gobolka Banadir

Waxaa Manta Soo Boqatay Xarunta Dhalinyarada Gobolka Banaadir Xildhibanad Hani Maxamed Aadan oo Ka tirsan Xildhibanada Barlamanka Soomaaliya

Xildhibaan hani ayaa ku dhiri galisay dhalinyarada in aay ka fa’iideystaan xirfadaha labaraayo oo ku sabsan farsamada gacanta
una shegtay dhalinyarada in ey yihiin mustaqbalka manta lona bahan yahay in ey bartaan xirfadaha kala duwan si ey uga qeyb qataan dib u dhiska dalka xildhibanada ayaa horay uga mid eheed Ururka Dhlainyarada Gobolka Banaadir waxbadana laqabatay xiligii hore hada u balan qaday in xili walba ey garab tagan tahay dhalinyarada

Mid kamid ah ardayda ayaa waxaa la waydiyay dareenkisa waxona dhahay manta waxey itahay malin farxadeed madama aan arkay xildhibanad dhalinyaro ah hadana jacel in dhalinyarada ay karab istagto kana daremay in ey tahay wadaniyad dhab ah xildhibaan hani

Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir Mudane C/kaafi Maxamuud Makaraan ayaa uga Mahad Celiyay Xildhibanada Dhiiri Galinta ay Dhiiri Galisay Dhalinyarada