Barnaamijka Isxilqaan

Dhalinyarada Degmoyinka Gobolka Banaadir iyo Maamulka Degmada Howlwadaag Oo is kaashanaya waxeey maanta olole Bilic soo celin ah Ka fuliyeen Degmada Howl-Wadaag oo Shalay Qarax lagu Weeraray.

dhalinyarada Gobolka Waxaa Ka Go’an dhisida iyo Garab istaaga Bulshada Soomaliyeed, Maadama xooga iyo hantida kaliya ee dalkan uu leeyahay ay yihiin dhalinyarada Waxaan Sideedii kusoo celineynaa Xarunta dagmada Insha Allah.

#WaanAwoodnaa
Guul iyo Gobanimo