Ololaha Nadafada Maamulka Gobolka Banaadir

OLOLAHA NADAAFADDA.

R/wassraha Dalka ayaa Maamulka Gobolka banaadir kala qeyb qatay Nadaafada Ololaha Nadaafada Gobolka banaadir.

Nadaafada Waa iimaanka barkiis, isla markaana la joogteyn doono ololahan lagu soo celinayo bilicdii magaalada Muqdisho, sidoo kale waxaan ugu baaqay in guud ahaan dhalinyarada kunool gobolkan Benaadir ay ka wada qeyb qaataan ololahan.

Ololahaan ayaa ah olola nadafadeed oo la qabtay isbuucii 1mar waxaa maanta ka qeyb qaatay shaqaale weynaha Dowladda Hoose ee Xamar,