kaalinta Dhallinyarada ee Nabadda & isdhaxgalka Bulshada

Kulan looga hadlayay Doorka dhalinyarada ay ku leyihiin Nabada iyo isdhexgalka bulshada oo lagu qabtay Xarunta Aqalka Dowlada Hoose Ee xamar.

kulan ayaa waxaa daahfuray Gudomiye Kuxigeynka maamulka iyo maaliyada Gobolka Banaadir. Mudane Xuseen Maxamed Nuur. Kulan kaan ayaa soo Agaasimeen Ururka Dhalinyarada Gobolka Benaadir Waxana faafaahin ka bixiyay ujeda kulan Gudomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benaadir Mudane Abdi kaafi Mohamuud Makaraan.

sido kale waxaa kasoo qeyb galay Agaasimaha Guud Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Abdifitah Ali xasan masuliyiunka kasocotay jaamacada dalka iyo gobolada dalka .

Waxaana sidoo kale kasoo qeyb galay dhalinyarada kunool caasimadda iyo Gobolada dalka .

kulanka ayaa waxa uu socon doonaa mudo labo maalin ah waxaan laga soo sari doonaa War murtayeed kusaabsan isdhaxgal bulshada Amniga Horumarka iyo Nabada caasimadda .
Guul iyo Gobonimo