Deeq mucaawino iyo lacag ah oo ay iska kaashadeen dhalinyarada Gobolka Benadir iyo ururka ardada Turkiga ee Somkaaal.

Eyadoo lagu guda jiro Bisha barakaysan ee #Ramadaan ayaa Gudoomiyaha dhalinyarda Gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan maanta booqasho ku tagay Degmada Kaaraan gaar ahaan Waaxda Jabuuti oo uu qorshaha ahaa in lagu caawiyo 31 qoys oo deegaanka ah, 31 Qoys oo ka mid ahaa dadka aan awoodin afurka ayaa waxay ugu deeqeen ama uqeybiyeen Raashiin iyo lacag dhan 100kun oo shilling Soomaliga ah, deeqdaan waxa ay ka timid ardada wax ku barata Dalka Turkiga ee ururka Somkaaal. Deeqdaan taageero Waxaa is kashaday dhalainyarada gobolka iyo ururka Samakaal.