Wacyi-galinta Caabuqa Covid19 ee dhalinyarada gobolka Benadir

Dhalinyarada gobolka bananaadir gaar ahaan dhalinyarada degmada dayniile ayaa wacygalinta bilaabay maanta isla gudaha degmada Dayniile, dhalinyaradaan ayaa si weyn ugu qeyb qaatay ololaha la dagaalanka wacyi-galinta caabuqa Covid19, waa qeyb ka mid ah dadaalada ay ku jiraan dhalinyarada gobolka Benadir si loo xakameeyo faafida caabuqa Coronavirus.