Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta Ka Qeyb

Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta Ka Qeyb Qatay Ololaha Wacyigalinta caabuqa Covid19 ee Degmada Xamar jajab ee Gobolka Banaadir, ololaha ayaa ahaay in Guryaha iyo Goobaha Ganacsiga Dadka jooga lagu wacyigaliyo in ay is ticmalaan qalabka waji xirka ee #FaceMasks iyo in aay ka fogadaaan qofka Xanuunsan, Gacmahana Dhaqaan xili walba aay wax qabtaan si ay ula dagaalaan faafitaanka caabuqa Covid19..

2