Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta ufurey..

Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Mudane Mudane abdikaafi mahamuud makaraan ayaa maanta u furay qaar ka mid ah dhalinyarada degmooyinka gobolka banaadir tabar Ku saabsan Habka Xog uruurinta, si ay u sameeyaan xog-uruurin ku saabsan Caabuqa sida weyn usaameeyay dhamaan wadamada dunida ee Covid19 . Tababarkaan ayaa waxaa qaatey qaar ka mid ah dhalinyarada 17.ka degmo ee gobolka banaadir. Tababarkaan ayaa Waxaa lagu Qabtay 4 Qeyb ee Gobolka banaadir sida :-
1-Qeybta Bari
2- Qeybta Bartamaha
3- Qeybta waliyow cade iyo
4- Qeybta Galbeed.
Dhalinyarada waxeey qeeb kayihiin Dhamaan dhinacyada shaqooyinka Qaranka .