Gudomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada iyo wacyi-Galinta Gobolka Banaadir ahna Gudomiyaha Gudiga Malmaha Xuriyada Marwo Basma Caamir Jaketti oo Hoggaaminayso

Gudomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada iyo wacyi-Galinta Gobolka Banaadir ahna Gudomiyaha Gudiga Malmaha Xuriyada Marwo Basma Caamir Jaketti oo Hoggaaminayso Gudiga Ayaa Cawa Kormeeray qaar ka mid ah degmooyinka Eyadoo lagu guda Jiro u Diyaargarowga Todobaadka Xoriyada ayaa waxaa caawa kormeerka ku wehlinayay Godoomiyaha dhalinyarada Gobolka benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan.

#beled_nadiif_ah_iyo_bulsho_nebad_ah