Gudomoye Ku xigeenka Maamulka Iyo Maaliyada Gobolka Banaadir Mudane Ahmed Iman ayaa Manta Kormeer Ku imaday ……….

Gudomoye Ku xigeenka Maamulka Iyo Maaliyada Gobolka Banaadir Mudane Ahmed Iman ayaa Manta Kormeer Ku imaday Xarunta dhallinyarada Gobolka Banaadir ee Mogadishu one stop Youth center, waxana ka Socday Tababar ku sabsan Network Marketing iyo Sidey Dhalinyarada Shaqa abuur loogu Sameyn lahaa oo xirfadna loogu yeel lahaaa.

Sido kale u Gudoomiye ku xigeenka waxa uu booqday qeybaha kala duwan ee ay ka kooban tahay xarunta sida ,Maktabada allaa unaxariiistee oo loogu magac daray mayor.kii hore ee gobolka Eng yarisow iyo qeybta computerka oo loogu talagay in lagu tababaro dhalinyarada gobolka Benadir.