Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta Kulan is Xog-iswaraysi ah oo ku Saabsan Barnaamijk

Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta Kulan is Xog-iswaraysi ah oo ku Saabsan Barnaamijka Xog uruurinta degmoyinka kulan kula Qaatay Xarunta Dhalinyarada Gobolka Banaadir. Kulankaas waxaa ka soo qeyb galay Dhalinyarada Horjogayasha Degmoyinka Gobolka Banaadir Sida ay u Socoto Xog Uruurinta, waxaa ay sidoo kale dhalinyarada yimid kulankaan ka warameen sida ay howshu usocotey iyo dhamaan wixii caqabad ah oo ay la kulmeen,

Ugu danbeyntii Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa boogdiyay shaqada qurxoon oo ay dhalinyarada ka qabteen dhamaaan degmooyinka gobolka banaadir, wuxuuna ugu dardaarmey mustaqbal qurxoon iyo inay sii laba jibaaraan firfircoonidooda.