Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa kulan muhiim ah kula qaatey xafiiskiisa………

Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa kulan muhiim ah kula qaatey xafiiskiisa xarunta dhalinyarada gobalka banaadir qaar ka mid ah dhalinyarada hal abuurka leh ee ku sugan gobolka banaadir, Kulaan ayaa waxa uu ku Saabsanaa oo looga hadlayay Doorka Dhalinyarada gobolka Benadir ay ka qadan karaan Horumarka Dalka iyo Sidii lagu Dhiirigalin lahaa qeybaha kale ee dhalinyarada dhallinyarada iyo kuwa leh hal-abuurka.

O