Guddoomiyaha dhallinyarada gobolka benadir mudane cabdikaafi maxamed makaraan ayaa maanta kulan is-xog wareysi

Guddoomiyaha dhallinyarada gobolka benadir mudane cabdikaafi maxamed makaraan ayaa maanta kulan is-xog wareysi ah oo ka dhacay xafiiskii ayaa waxa uu la qaatay NAADIGA INJINEERADA SOOMAALIYEED ( Somali Engineers Club ) #SEC.

Kulaan ka ayaa ahaa mid aad muhiim ah oo diirradda lagu saaray hanaankii loo horumarin ahaa #Culuumta_Injineeriyadda gaar ahaan Injineerada da, da yar oo usoo baxaya dalka, kuwaa oo laf dhabar unoqon doono horumarinta #kaabayaasha dhaqaale ee uu dalkeena.

Ugu danbeyn Gudoomiyaha Dhallinyarada Gobolka Banaadir Mudane Cabdi kaafi Maxamed Makaraan ayaa ka dhageystay dhalinta naadiga warbixino dhinacyo badan taabanaysa, Gudoomiyaha ayaa dhalinta ugu baaqay inay sii dardar galiyaan hadafka iyo aragtida ay lee yihiin dhalinyarada kuwaa oo lagu horumarinayo kaabayaasha dhaqaale ee uu dalka lee yahay.