Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir oo maanta ka qeyb galay xaflad Qalin Badalshada……

Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa Manta ka qeyb galay xaflad Qalin Badalshada Xirfada Gacanta oo maanta dhameysatay ku dhawaad #60 xubnood oo ka socotay 12 Kaam, waxaana Tababarkaas fuliyay #UrurkaDhallinyaradaRajadaSomaliyeed. Waana Guul lataban karo in Aan maanta xooga Saarno Xirfadda Gacanta si ay Dadkeena wax u soo saaraan waan ku dhiirigalinaynaa cid walbo oo kaalin ka qadata Horumarkaan.