Gudomiye Kuxigeenka 1aad Ahna Maamulka iyo Maaliyada

Gudomiye Kuxigenka Maamulka iyo Maaliyada Gobolka Banadir Mudane C/qadir Mahamed Mohamud iyo Gudomiye Kuxigenka Howlaha Guud Mudane Farax Abdi Diini Iyo Gudomiye kuxigenka Arrimaha Bulshada G/baadir Marwo Basmo camir ayaa Maanta Xarunta Dhallinyarada Gobolka ku soo Xeray Tababar Ku Saabsan Maamulka iyo Maareynta Xafiisyada.

Gudomiye C/qaadir (Caanabooro) ayaa dhallinyaradii kula dardaarmay in aay si habsami leh ugu shaqeyaan xafiisyada maanta aay matalayeen qibrad badana aay ka faa’iideestan 4 Maalin aay tababarka jogeen

Tababarka ayaa socoday mudo 4 maalin ah waxaana Soo Agaasimay Maamulka Gobolka Bananadir