Wasiir kuxigeen wasarada Gashaandhiga Ahna Xildhibaab Abdifataah

Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta xarunta Dhalinyarada ku soo dhaweeeyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gashaandhiga Ahna Xildhibaan Qaran Mudane Abdulfitaax Khaasim oo Maanta Boqasho Ku yimid Xarunta horumarinta Dhallinyarada Gobolka Banaadir, Waxayna isla meel dhigeen wada-hadal dheer kadib wasiirka iyo Gudoomiyaha, qaabka ugu wanaagsan ee dhallinyarada uga qeyb qaadan lahayeen Taagerida iyo Dhiirigalinta Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed.