Ururka Dhallinyarada degmada wadajir oo Gudomiye Makaraan si heer sara ah u soo dhaweyeen

Ururka dhallinyarada degmada wadajir ayaa maanta si heer sara ah u soo dhaweyeen Gudomiyaha Dhallinyarada Gobolka banaadir, soo dhawaynta kadib ayaa howlka degmada wadajir waxaa ka dhacay Dood Furun oo Gudoomiyaha Su’aalo lagu waydiinayay, waxuuna uga jawaabay si qurux badan su’aalaha ayaa ahayeen inta badan horumarinta dhallinyarada doorka aay ku leyihiin Dhallinyarada Siyaasada dalka Doodi ayaa Waxaay ku soo dhamaatay Jawi Qurux badan