
Waxaa manta barnaamijka isxilqaan ee dib loogu dayactirayo xarunta Dhalinyarada Gobolka Benadir ee #mogadishu_one_stop_youth_center ka qeyb qatay  dhalinyarada  degmooyinka    Xamar jajab iyo dharkenlaay,

 eyadoona degmooyinka kale ay kaga qeyb qaadanayaan maalmalaha soo socdo barnaamijka isxilqaan ee lagu qurxinayo bilicda xarunta.


			






