
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta Daah-furey Tababar muhiim ah oo ay ka faa’iideysanayso qaar ka mid ah dhalinyarada Degmooyinka Gobolka Banaadir,  tababarkaan oo mudoo socon doona ayaa waxa uu ku saabsan yahay xirfadda Kaluumeysiga iyo sare uqaadida  xirfada dhalinyarada ku shaqeysata.



Home  Youth Programs  Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta Daah-furey……………
			






