Gudooomiyaha dhalinyarada Gobolka Benadir mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa Maanta daah-furey………..

Gudooomiyaha dhalinyarada Gobolka Benadir mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa Maanta daah-furey tartanka tartan kubadda cagta ah oo loo qabtay


dhamaan waxaha ay ka kooban tahay Degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho, tartankaan oo ujeedkiisu ayahay isdhaxgalka Dhallinyarada degmada ku nool, muujinta firfircoonida dhalinyarada xirfada uleh ciyaarista kubadda cagta.