Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Kalumeysiga Mudane Abdulaahi Abshiroow, Gudoomiye ku xigeenka arimaha Bulshada ee Maamulka Gobolka banaadir ayaa maanta daah-furey……….

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Kalumeysiga Mudane Abdulaahi Abshiroow, Gudoomiye ku xigeenka arimaha Bulshada ee Maamulka Gobolka banaadir, Gudoomiyaha

Dhalinyarada Gobolka Benadir murane Cabdikafi Maxamuud Makaraan iyo maxada Hey’ada Geel ayaa maanta daah-furey Tababar muhiim ah oo ay ka faa’iideysanayaan qaar ka mid ah dhalinyarada Gobolka Benadir, tababar ayaa dhalinyarada lagu bari doonaa xirfada kaluumeysiga, eyagoona la siin doono agabkii shaqada.