Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xildhibaan Haniifo iyo Xilidhaano ka tirsan Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa 

 soo xeray maalintii 3aad ee  Bandhiga Buugaagta Bandhigga Buugaagta Banaadir oo Lagu Qabtay Xarunta Horumarinta Dhallinyarada Gobolka Banaadir.



			






