Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta Xarunta Dhalinyarada Gobolka Benadir ku soo xirey tababar ay ka ………

Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta Xarunta Dhalinyarada Gobolka Benadir ku soo xirey tababar ay ka faa’iideysanayeen qaar ka mid ah dhalinyarada wax ka barata dugsiyada Gobolka banaadir.

Tababarkaan oo usocdey dhalinyarada mudo 3 maalin ah ayuu Gudoomiyaha usoo xirey maanta, Gudoomiye Makaraan ayaa dhalinyarada ku dhiirrigeliyay inay bulshada ugu faa’iideyaan cilmiga ay ka barteen inta uu tababarku socdey.