Doorka dhalinyarada ee nabadda iyo doorashooyinka dalka ayaaa maanta waxa uu ka furmay………

Gudoomiyaha Dhalinayarada Gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa Maanta u daah durey Dhallinyarada Degmoyinka Gobolka Banaadir ( Workshop)
tababar ku Saabsan Doorka Dhalinyarada ee Nabada iyo Doorashooyinka Dalka ( The role of youth in peace and elections in Somalia ).

Tabarkaan waxaa maanta ka qeyb galay oo marti ku ahaa Gudomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshadaee Gobolka Banaadir Marwo Basmo Caamir Jaketti, Wasiir kuxigeenka wasaarada Maaliyada Mudane Cabdulahi Sheikh Qalocow, Wasiir kuxigeenka Wasaarada Dhallinyarada Mudane ahmed isloow, Xildhibaano, Gudomiyaha Haweenka Gobolka banaadir Marwo Jawahir iyo Gudomiyayasha Dhallinyarada Gobolka banaadir.
Guul iyo Gobonimo.

Dhalinayada ka soo qeyb gashay tababarka oo ka hadlay ayaa bogaadiyay tababarkaan oo socon doono muddo labo maalin ah, eyagoona ugu baqey gudoonka Sare ee dhalinyarada in ay mar walba qabtaan bernaamijyada nocaan oo kale ah, si dhalinayarada ay ugu faa’iideysato aqoon iyo qibrad.