Barnaamijka U istaag #Dadka, #Dalka iyo #Diinta ma ahan Siyaasad, qofna laguma taageerayo, qafna laguma eedeeyo.

Barnaamijka U istaag #Dadka, #Dalka iyo #Diinta ma ahan Siyaasad, qofna laguma taageerayo, qafna laguma eedeeyo.
____________________________________________


Ururka Dhalinyarada Gobolka Banaadir oo uu horkacayo Gudoomiyaha Dhalinyarda Gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa Maanta isugu soo baxnay banaan bax nabadeed oo lagu baraarujinayo dhamaan Musharaxiinta iyo Madaxda dalka.

Ujeedka iyo Dareenka dhalinyarada ayaa ku saleysnaa ku baraarujinta dhamaan dadka doonaya masuuliyada iyo
hogaanka dalka in ay ka fogaadan wax walba oo suurta galin kara in lagu qaato, qeybsado ama abuuri Lara Musuq maasuqa.

Fadlan waxaa dhamaan ku baraarujinaynaa qeybaha kala duwan ee dhalinyarada in ay xildhibaanada doonaya kursiga ay ku doortaan, kuna qiimeeyaan wax qabadkiisa iyo tayadiiisa.