Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane  Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta qeyb ka ahaa  booqasho ay 
kuwada tageen madax kala duwan sida Xildhibaanad Hore Sanetar Naciimo, Gudomiyaha Haweenka Gobolka Banaadir  Marwa Jawaahir Barqab.


Ujeedka booqashada ayaa aheyd mid lagu dhiiri galinayaa caruurta agoonta ah ee Kaaaran, iyo sidoo kale
dhalinyarada Qurba joogta Soomaaliyeed oo iyaga gaarsiiyo Xarunta Agoonta Degmada Kaaraan  eeq Raashin iyo Lacag, waxayna gudoonsiiyey  Maamulka iyo Caruurta.
			






