Wasiirka wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Xukumadda Federaalka  Soomaaliya Mudane  Maxamed Barre Maxamuud ayaa maanta  ka qeyb

Wasiirka wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Xukumadda Federaalka  Soomaaliya Mudane  Maxamed Barre Maxamuud ayaa maanta  ka qeyb galay  shirka Wasiirrada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee dalalka islaamka ah.

Ugu danbeyntii, wasiirka oo qudbad ka jeediyay shirka  ayaa ugu baaqay dalalka islaamka  ah qorshe midaysan oo lagu wajaho khatarta xagjirnimada iyo argagixisada, sidoo kale  wasiirka ayaa caddeeyay in halista ugu badan argagixisadu ku hayso dalalka islaamka, sidaas daradaadeed ay muhiim  tahay in lala yimaado qorshe loo wada dhan yahay oo midaysan.