XAFLAD SANAD GUURADII 6 AAD EE URURKA DHALINYARADA DEGMADA WADAJIR EE GOBOLKA BANAADIR

20150216_182435Xaflad sanadguradii ka soo waregatay 6 sano aaskii ururka dhalinyarada degmada wadajir

Ayaa waxaa ka qeyb galay Gudomiyaha Dhallinyarada Gobolka Banaadir Md Abdikafi mohamuud makaraan iyo Gudomiyayasha dhalinyarada degmoyinka gobolka banaadir iyo Maamulka Degmada Wadajir Xafladas oo si heer saro ah loo so agasimay ayaa waxaa Qudbado ka jediyay masuulin farabadan Gudomiyaha ururka dhalinyarada degmada wadajir Md C/kariin Cadow macow ayaa ka falotay into jiray ururka dhalinyarada degmada wadajir

Waxaa kaloo ka hadlay Gudoomiyaha Degmada wadjir oo u mahad celiyay dhalinyaradii soo agaasintay xafladan quruxda badan una balan qaday in oo la shaqeyn dono si hufan oo hagari ku jirin

Gaba gabadii xaflada ayaa waxaa ka hadlay Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir Md Abdikafi Mohamuud Makaraan waxana shegay in oo ku faraxsan yahay sida quruxda badan ee u qabten xafladaan waxana balan qaday in xafiska dhalinyarada degmada oo mutestay Shahado Sharaf sasab too ah waxaan arkay sida ee u shaqeyaan ururka dhalinyarada degmada wadajir

20150216_172210 20150216_173851 20150216_173934 20150216_173940 20150216_174942 20150216_175051 20150216_18183820150216_18183820150216_182138