wasaiirka dhalinyarada iyo isbortiska

Gudoomiyaha Dhalinyarda Gobolka Banadir Mudane Abdikafi Mohamud Makarran oo kulan la yeeshay.
Wasiirka Dhhalinyarda iyo Isboortiska Mudane Maxamed Abdullahi Hassan (Nuux)
kulankaas oo eey wahliyaan Ahmed Usman iyo Ifrah Ahmed Lataliyah wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xaquuda Adanaha,

Shirkaas ayaa ahaa mid isbarasho iyo wada shaqeen Ururka Dhalinyarada Gobolka Banaadir iyo Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiska.

Waxaa laga wada hadlay qodobo muhiim ah,