xaflad qalijabin o ay ka qeyb galeyn ma’uuliyiin kala duwan o ah heer wasiiro iyo heer gobol

Xaflad ay ku qalinjabinayeen 500-Arday oo dhameystay waxabarshada heerka Koowaad ee jaamacadda Jobkey islamarkaana ka baxay kuliyadaha kala duwan ee Jaamacaada leyadahay ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin kala duman o ay ka mid ahaayeen wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha ,wasiir ku xigeenka Shaqada iyo arrimaha Bulshada, wasiir ku xigeenka howlaha guud iyo dib u dhiska, Xildhibaan, Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir, iyo gudomiyaha Gudomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir, iyo dhaman qeybaha kala duwan ee Bulshada.xafladan aya mujineysa in somaliya u ka jiro hormar muuqda o dalka u wanagsan sababto 500 arday o ah heer jamacadeyd waxa keenkaran isbedel weyn

22

12036393_534242740057887_8746171452640452588_n1111988359_534242846724543_1160095008076150278_n