Waxaa maanta ka dhacay aqalka dowlada hoose ee xamar kulan Wada tashi ah oo looga hadlayay Siyaasad dajinta dhalinyarada qaranka soomaaliyeed waxoona udhexeeyay wasaarada dhalinyarada & ciyaaraha iyo Uraraka Dhalinyarada Gobolka Banaadir wuxuna kusoo gabagaboobay jawi aad u wanaagsan