Manta waxaa loo duceyay Dhalinyarada ku geriyotay tahriibka waxana Soo Agaasintay Jamacada Jobkey oo si heer sare loo Soo agasimay ,waxaa ka Qeyb galay Mas’uulinta Dowlada Wasiir Kuxigenka Dhalinyarada mudane Osman Dhuboow, Xildhibaan Mustafa Dhuxuloow, Eng Abdiraxman Yariisow, Gudomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir Mudane Abdi Kafi Mohamuud Makaraan, mamulka jamacada ardayda jamacada