Barnaamijka Shaqo-Abuurka Dhalinyarada Gobolka Banaadir

Ururka Dhalinyarada Gobolka Banaadir ayaa maanta daah furay barnaamijka “Shaqo Abuurka Dhalinyarada Gobolka Banaadir”. Hirgelinta barnaamijkan waxaa lagu bilaabey in 180 Dhalinyaro oo aan wax camal shaqo ah haynin, laga soo xulay degmoyinka Gobolka Banaadir, waxaana loo furay tababar lagu baraayo xirfado ey ku shaqeysan karaan. Barnamijkan hadafkiisu wuxuu yahay mid ujeeddooyin badan oo ay ugu wayshaqo-abuur4 shaqo-abuur3 shaqo-abuur1 shaqo-abuur2ntahay “Shaqo Abuur” dhalinyarada Gobolka Banaadir, si ay u bartaan xirfado ay ku soo saaran karaan nolol maalmeedkooda.