boqosada kigali

 

Boshadii aan ku tagnay Rwaanda ayaa ugu horeyn la kulanay wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo ICT  IMG_9378 IMG_9387 IMG_9403wasarada dhalinyarada & ICT Waxaan halkaas kula kulanay wasiirka dhalinyarada iyo ict dalka Rwanda (jean philbert waxuuna noo shegay sifican noogu sharxay marxaladihii uu dalka Rwanda soo maray asaga oo ukala qaaday sadax maraaxil oo kala ah: -Emergency  -Rehabilitation   -Development

Kadibna waxaan ooga mahadcelinay soo dhawayntii iyo wakhtigii uu wasiirka nala qaatay iyo in ay tahay taariikhda Rwanda cashar fiican oo ay tahay in aan wax ka barano.