Waxaa manta barnaamijka isxilqaan ee dib loogu dayactirayo xarunta Dhalinyarada Gobolka Benadir……..

0
Waxaa manta barnaamijka isxilqaan ee dib loogu dayactirayo xarunta Dhalinyarada Gobolka Benadir ee #mogadishu_one_stop_youth_center ka qeyb qatay dhalinyarada degmooyinka ...

Tababarka barashada Gargaarka Degdega ( Emergency First Aid)

0
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa furay Tababar lagu qabtay xarunta Dhalinyarada Gobolka Benadir oo cinwaankiisu ahaa Barashada Gargaarka Degdega (...

Doorka dhalinyarada ee nabadda iyo doorashooyinka dalka ayaaa maanta waxa uu ka furmay………

0
Gudoomiyaha Dhalinayarada Gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa Maanta u daah durey Dhallinyarada Degmoyinka Gobolka Banaadir ( Workshop) tababar ku Saabsan Doorka Dhalinyarada...

Xafiiska Qorsheynta iyo Tababarada xarunta dhalinyarada ayaa maanta xarunta ku daah-furay Tababar ay ka...

0
Xafiiska Qorsheynta iyo Tababarada xarunta dhalinyarada ayaa maanta xarunta ku daah-furay Tababar ay ka faa'iideysanayso dhalinyaro kala duwan oo dhawaan oo ka kala timid...

Gudomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Mudane Mohamed Yabooh ayaa manta soo

0
Gudomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Mudane Mohamed Yabooh ayaa manta soo xeraya Shir socday muddo 3maalin ah. Waxaana loo qabtay dhallinyarada Gobolka banaadir....

Gudoomiyaha Dhalinyarda Gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta soo gaba-gabeeyay Tababar usocday...

0
Gudoomiyaha Dhalinyarda Gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta soo gaba-gabeeyay Tababar usocday dhalinyaro kala duwan oo dhawaan ugu socday xarunta Horumarinta Dhalinyarada...

Benadir Forum on Youth electoral participation. Youth, Elections and Democratization – Beyond the National...

0
We have kicked off the three day  Benadir Youth Forum 2022 where we address Youth In Elections with FBA Folke, Elman Peace HRC, Today,...

Munaasabadda Shahaado Bixinta Ee Dhalinyarada Dhamaysatay Tabaabarada kala …….

0
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta usoo xiray dhalinyaro dhameystay tababaro ka socday billaahaan xarunta dhalinyarada gobolka Benadir ee...

War-Murtiyeedka Shirka Horumarinta Dhalinyarada iyo Haweenka Gobalka Banaadir 2022

0
Shir sanadeedka 2aad ee Gobalka Banaadir kaa oo looga hadlayey arrimaha horamarinta Haweenka iyo Dhalinyarada ayaa lugu qabtay Muqdisho inta u dhaxeysay 22-23-da bisha...

Dhalinayarada Gobolka Banaadir oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Dhalinayarada G/Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan...

0
Dhalinayarada Gobolka Banaadir oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Dhalinayarada G/Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta Magaalada Muqdisho waxa ay ku qabteen Munaasabada Xuska...