Caabuqa Covid19 oo Saameyn xoogan ku haya bulshada ku dhaqan gobolka Banaadir ayaa ururka Dhalinyarada ee degmada

Caabuqa Covid19 oo Saameyn xoogan ku haya bulshada ku dhaqan gobolka Banaadir ayaa ururka Dhalinyarada ee degmada daymiile waxay bilaabeen in bulashada ku dhaqan degmadaas ay ka wacyigaliyaaan, ku baraarujiyaan qatarta uu lee yahay caabuqaan.

Dhalinyarada Degmada Deyniile waxay muujinayaan kaalintooda ku aadan wacyi-galinta bulshada, eyadoo aan ognahay in safmareeka caabuqa Covid19 ay tahay mid si xawli ah ku socota sida ay inoo sheegeen hay’adaga caafimaadka.

Fadlan Muwaadin raac fariimaha wacyi-galinta ee hay’adaha caafimaadka oo ka taxadar.