Computer_Skills_Training_Series

#Ogeysiis #Ogeysiis #Ogeysiis

Dhamaam dhalinyarada ku sugan gobolka Banaadir waxaan ku wargalinaynaa in uu jiro Tababar loo Qabanayo Dhalinyarada Gobolka Banaadir, Tababarkaan ayaa waxa uu ku saabsan yahay ( #basic_Computer_Skills_Training_Series ), barashada xirfada #Computer.ka qeybihiisa kala duwan oo loo baranayo heer hoose illaa heer sare, barashada Computer.ka ayaa isugu jirta ( qaab Theory iyo practical ) , waxaana bixin doonto professors aqoon dheeraad uleh xirfada aaladda Computerka. #Fursadaan waxay ufuran tahay kaliya dhalinyarada ku sugan gobolka banaadir.

Waxaa ogataa waa lacag la’aan Waxyaabaha aad ku baran doonto waxaa ka mid ah :-

[ ] Interduction to basic Computer.
[ ] Basic keyboarding skills.
[ ] Introduction to MS word.
[ ] Internet job search Online.
[ ] Internet and Navigation tools
[ ] Resume editing in Ms Word.
[ ] Email and atteching decumnents.
[ ] Social Media.

Nb: Fadlan Tirada loo baahan yahay aad bey uxadidan tahay ee hadii aad ubaahan tahay inaad fursadaan ka faa’iideysato ku soo dir warqadaha codsiga Email.ka hoos ku xusan.

#Qabashada araajida waa ay furan tahay 2/2/2020, Waqtiga kama danbeesta ah ee la qabanayo araajida waa 6/02/2020

” Qaabka aad usoo codsanayso waa laba nooc
-inaad waraaqaha codsiga ku soo dirto Email.ka
– inaad waraaqaha codsigaaga aad keensato xarunta dhalinyarada gobolka Benadir ee #mogadishu_one_stop_youth_center.

Email…..
Benadiryouth@gmail.com
Mosycenter@gmail.com
Makaraan02@gmail.com

Contacts…..
00252619413232
00252614377550
00252615574707

Location
Shangani district