Daah-furka Mashruuc ay iska kaashanayaan……..

Gudoomiyaha dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta ka qeyb galay Daah-furka Mashruuc ay iska kaashanayeen Maamulka Gobolka Banaadir iyo qaar ka mid ah Shirkadaha Ganacsiga Magaalada ee Muqdisho oo Shaqo abuur loogu sameynayo ku dhswaad jn ka badan 349 ka mid ah Dhalinyarada iyo Barakacayaasha ku nool gudaha Caasimadda mogadisho, taas oo rajeynayo in ay wax ka badasho shaqa la’aanta Dhalinyarada haysata.