Ddhalinyarada iyo Doorashooyinka dadban 2021

Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan
ayaa maanta daah-furey tababar socon doono muddo labo maalin ah oo ay ka faa’iideysanayeen qaar ka mid ah dhalinyarada Jaamacadaha Dalka,

tababarkaan ayaa waxa uu ku saabsanaa Doorka dhalinyarada ee ka qeybgalka Doorashooyinka dadban ee dalka.