Dhiirigalinta Dhalinyarada isports

Waxaa Galabta ciyaar xiisa Badan Dhex martay Degmooyinka karaan iyo Dayniile Ciyaartaan ayaa waxaa kasoo qeyb galay Gudoomiyaha Gobolka banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan(Yariisow) Ciyaartaan oo kusoo dhamatay Barbar Dhac 1=1

9