G/kuxigenka Arrimaha Bulshada G/Benaadir

Gudoomiye Ku Xigeenada Maamulka Gobolka Benaadir Arrimaha Bulshada iyo Maamulka iyo Maaliyadda oo Boqday Xarunta Dhaliyarada Gobolka Benaadir,Xaruntaan oo ah Xarun ay Ku Shaqeeyaan Dhalinyarada Gobolka Benaadir Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benaadir Mudane C/Kaafi Maxamuud Makaran ayaa ka Codsaday Madaxda in Xaruntaan Loo Dhiso Dhalinyarada Loona Qalabeeyo Madama Dhalinyaradu Ay tahay Mustaqbalka Manta