Godomiyaha dhalinyarada Gobalka benaadir oo kor meer ku tagay Degmoyinka Gobalka Benadir

Godomiyaha dhalinyarada Gobalka benaadir oo kor meer ku tagay Degmoyinka Gobalka Benadir

Godomiyaha dhalinyardda Gobalka Benadir ayaa ku tagay koor meer dagmooyin dhowr ah xili ay ku sugnaayee dhalinyarada loo shaqaleysiinayo Dagmooyinka Gobal Benadir
oo ahyd maalinta ugu danbeyse ee imtixaanka ay u galayeen dhalinyarda ku nool gobalka benaadir
Godomiyha dhalinyardda gobalka Benadir Cabdi kafi Maxmed Makaraan ayaa dhalinyarada ku bogaadiyay in ay dalkooda dhisaan waana kuwa dal dhisi kara dal dumi kara dhalinyarda imtixaanka u galaayeen dagmoyinka waxa uuna u sheegay in ay heli donaan shaqo wangsan.