Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir Mudane C/kafi Maxamud Makaraan Ayaa Mantay Garsiyay Dhalinyarada ubaxa Caasimadda Dalka Agab ay u kaashanayan Bilic Soo Celinta Magalada Muqdisho,
Gudoomiyaha Dhalinyarad ayaa waxa uu ka Codsaday Dhalinyarada in ay ka Qeyb Qaataan Bilic Soo Celinta Magalada Muqdisho Madama ay yihiin Dhalinyarada Caasimadda Dad ayga is Xil Qaamay una Soo Jestay in ay Wadankooda Wax u Qabtaan
a