Gudomiyaha dhalinyarada Gobolka Banaadir oo manta boqday dhalinta darbi jifta ah

 

20141227_122015 20141227_122011 20141227_121851

Sida an ognahay waxa jira dhalinyaro derbi jiif ah o an heysan wax hoy ah ama waxbarasho Manta waxa booqday Gudomiyaha dhalinyarada Gobolka Banaadir

waxuna ku dhiragaliyay in ay wax bartan si ay ugu shaqeyan hormarka dalka sido kale waxa u gudonsiyay lacago ay iska so arooriyeyn dhalinyarada 17 degmo taas o lagu talagalay in la dareensiyo in ay ka mid yihiin dhalinyarada gobolka Banaadir