Gudomiyaha Dhallinyarada Gobolka Banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa manta Magalada Muqdisho, gaar ahaan Xarunta

Gudomiyaha Dhallinyarada Gobolka Banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa manta Magalada Muqdisho, gaar ahaan Xarunta horumarinta dhallinyarada Gobolka Banaadir ku soo dhaweeyay shaqsi Dhallinyaro ah, Qorba joog, Sama fale ahna Gudomiyaha Isdhax galka Bulsha Mudane ismaciil.