Gudomiyaha Gobolka Benaadir mudane Thabit Abdi Ayaa Tababar u soo xeray dhalinyarada

Guddomiyaha Gobolka Benadir Ahna Duqa Magalada Muqdisho Mudane Thabit Abdi Mahamed & Wasiirka Dhalinyarada Iyo sports Khadiija Mahamed diriye, Ayaa Dhalinyarada Gobolka Benadir U soo xeren Tababar U socday 2 Maalin laguna baranayay Xalinta khilafadka iyo dhisida Nabada
Gudomiye Thabit ayaa dhalinyaradii u guur kalay waxa aay ka fa’ideen labada malin