Gudomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Mudane Mohamed Yabooh ayaa manta soo

Gudomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Mudane Mohamed Yabooh ayaa manta soo xeraya Shir socday muddo 3maalin ah. Waxaana loo qabtay dhallinyarada Gobolka banaadir. Wuxuuna ku saabsanaa ka qeyb galka dhallinyarada doorashooyinka iyo Dimuqraadiyeenta,

Waxaa kaloo ka soo qeyb galay Xildhibaan Sheikh Aweys mahamed Omar, Gudomiyaha degmada Wadajir Mudane Ahmed Abdule afrax, Agaasimaha Siyaasada Iyo Dimuqraadiyeenta Mudane yusuf Alasoow



wuxuu ahaa madal ay dhalinyarada kaga doodayeen caqabadaha iyo Fursadaha dhallinyarada heysataa, waxaan dhallinyarada ka taageerayay UNFPA, FPA, iyo Safarada Sweden

Gudomiye Mahamed Ahmed diiriye ayaa dhallinyarada u balan qaday in dhan walbo uu ka tageeraayo ka qeyb galka Siyaasada.

Guul iyo Gobonimo