Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta shir gudoomiyey shirka

Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta shir gudoomiyey shirka isbuuclaha ah ee gudoomiyaasha dhalinyarada degmooyinka gobolka banaadir iyo konsolka sare ee xafiiska dhalinyarada, shirkaan ayaa waxa uu ku qabsoomay xarunta horumarinta dhalinyarada gobolka, waxaana diirada lagu saarey sidii loo dardar galin lahaa shaqooyinka iyo isku diyaarinta maalinta ciida,

Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa ugu danbeyntii soo xirey shirka, asigoona umahad-celiyay dhamaan gudoomiyaasha dhalinyarada iyo shaqaalaha xafiiska dhalinyarada.